20-kaan Calaamadood Ninka Aad Ku Aragto Gabaryahay Adigaa Laguugu Talagalay

Labaatankaan calaamadood ninkaad ku aragto waa kan laguugu talagalay ee gacanta ku dhig.
1. Waa nin kugu habboon haddii uu kaa dhigo mudnaantiisa koowaad.

2. Waa ninka laguugu talagalay hadduu ku xushmeeyo

3. Waa ninka laguugu talagalay haddii xoriyadaada muujin kartid markaad la joogtid.

4. Waa ninka kugu habboon haddii uu kugu taageero ka guul gaaridda riyooyinkaaga.

5. Waa ninka kugu habboon hadii aad kalsooni ku qabtid agtiisa.

6. Waa ninka kugu habboon haddii aad farxad ku heysatid.

7. Waa kan laguugu talagalay haddii aad waqti wanaagsan la qaadatid markaad la joogtid.

8. Waa kan adiga laguugu talagalay haddii aad kula noolaan kartid dabeecadihiisa iyo dhaqankiisa la dhibsado.

9. Waa kan kugu wanaagsan haddii uu kugu waaqto waxaa tahay.

10. Waa kan kugu habboon haddii uu kugu dhiiri galiyo inaad qof wanaagsan noqoto.

11. Waa ninka kugu wanaagsan haddii uu kugu daro qorshe walbo oo noloshiisa ah.

12. Waa ninka laguugu talagalay haddii uu ilaaliyo ballamaha uu kaa qaado, hadaladiisana ka dhabeeyo.

13. Waa ninka laguugu talagalay haddii aad hadaf iskumid ah nolosha ka leedihiin.

14. Waa ninka kugu fiican haddii uu ku qiimeeyo.

15. Waa kan laguugu talagalay haddii uu kuu samro.

16. Waa kan kugu habboon haddii aadan ninku jecel kaliya u arkin balse sidoo kale aad u aragto saaxiib.

17. Waa kan kugu wanaaagsan haddii uu ku dareensiiyo xornimo aad saaxiibadaa iyo qoyskaaga waqti kula soo qaadato.

18. Waa kan kugu wanaagsan hadaad jeceshahay ehelkiisa iyo saaxiibadiis.

19. Waa kan laguugu talagalay haddii aad kalsooni ku qabto oo aad ku kalsoontahay xittaa marka uusan kula joogin.

20. Waa kan laguugu talagalay haddii ku farxo marka aad guul gaartid ama waxyaabaha wanaagsan qabsatid.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button