Oday 70 sano jir ah oo wiilkiisa u dilay naag dibka u weyn darteed

Dhacdo layaab leh, Oday 70 sano jir ah oo kasoo jeeda gobolka Gweru ee dalka Zimbabwe ayaa dilay wiilkiisa kadib markii uu wiilka kadib inuu ogolaado guur uu ku doonayay haweeney dib weyn oo 27 sano jir ah.

Falkaan ayaa waxa uu dhacay Talaadadii lasoo dhaafay , markaas oo Francis Marisa uu si ula kac ah tooreey ugu dilay wiilkiisa oo lagu magacaabi jiray Tinashe Marisa oo 25 sano jir ahaa markaas oo wiilka uu diiday inuu aabihiis u ogolaado guurka gabadha da’da yar.

Kusimaha afhayeenka boliiska gobolkaasi Ethel Mukwende ayaa xaqiijiyay falkaasi.

“Waxan kuu xaqiijin karaa inay baareyno kiiska dilka ah ee Odaga 70 sano jirka ah uu ugeystay wiilkiisa kadib isfaham waa,” ayuu yiri afhayeenka.


Afhayeenka ayaa sheegay in Odaga uu dilay wiilkiisa xilli uu cabsanaa waxana wiilka markii la dilayay uu ku sugnaa hoygiisa.

Odaga ayaa la sheegay in gabdha oo qeybta dambe ama dibka u weyneyd uu doonayay inuu guursado balse wiilka uu kahor yimid taasoo keentay inuu wiilkiisa dilo.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button