5 Xikmadood oo loogu talagalay xiriirka Lamaanaha oo ay tahay inaad isticmaashid

0

Shabakadda arrimaha bulshada ee Wacdaro Online, ayaa waxa ay halkaan idinkugu soo gudbineysaa xikmado jacayl oo micno weyn ku fadhiya.

Waxaan idiin soo xulnay 5 xikmadood oo loogu talagalay xiriirka quruxda badan oo ay tahay inaad isticmaashd.

–     Qaar kamid ah dadka waxay jacayl kuu qabi doonaan inta ay wax kaa helayaan balse jacaylka iyo dulqaadka wuu dhammaadaa markii faa’ido lagaa waayo.

–       Ragga dhabta ah waa kuwo ugo’a hal gabar  .

–    Waxaad jeclaan kartaa  qof qalad ah, una ilmeeyneysaa sababo qalad ah balse halka wax ee la hubo ayaa ah qaladka wuxuu kaa caawiyaa inaad heshid qafka saxda ah.

–      Waa dhaawac markii aad u xiistid  qof aanan dan kaa lahayn.

–       Waxba igama galin haddii ay saacadduu tahay, 1am, 2am, 3am or 4am hadii aad isoo wacdid oo aan ku daneynayo waanka jawaabayaa wicitaankaaga.

Waxan filayaa inaad ku raaxeysatay xikmadahaan layaabka.