LAYAABKA

LAYAABKA: Haweeney dooneysa in Naaseheeda wax lagu Xayeysiisto

Cephas Judith, oo ah farshaxanad ku shaqeysata Makeup-ka una dhalatay dalka Nigeria, ayaa dooneysa in naaseheeda wax lagu xayeeysiisto.

Qoraal ay barteeda soo dhigtay arbacadii ayay ku sheegtay inay dooneyso in naasaheeda wax lagu xayeeysiisto.

Waxay sheegtay in tiro badan oo kamid ah dadka ay jecelyihiin inay eegaan naasaheeda isla markaana ay diyaar u tahay in naasaheeda ay u kireysato xayeeysiin.

Gabadhaan ayaa gabdhaha leh naasaha kuweeda lamidka ah iyo jirka ugu baaqday inay kula soo biiraan qorshahan xayeeysiinta

.

Waxay Meesha ka saartay fikradda ah in tallaabadaan ay tahay ciyaalsuuqnimo isla markaana ay ku muujineyso dhillanimo iyadoo sheegtay inay isticmaaleyso hantida uu ilaaheey siiyay

“Arag waxaan leeyahay naaso waaweyn, dad badan ayaa jecel inay eegaan, kaalaya oo xayeysiin u kireysta boosaska bannaan ee xabadkeeyga, waxana xiran doona funaanadaada waxana soco soconayaa magaalada Lagos, Maxaad u maleyneysaa? Ayay tiri Judith.

Wacdaro Online

Related Articles

Back to top button