Barnaamijkan oo uu qabtay Dalsan TV ayaa waxaa sitoos ah loo wareysanayaa lamaanihii la isku diiday,isla markaana sababtay in la dilo lana gubo Wiilka Adeerkiis oo lagu Magacaabi jiray Axmed Muqtaar Saalax Axmed Dowlo.
Lamanaahan ayaa lagu kala magacaabo Maxamed C/raxmaan iyo Ruqiyo C/llaahi Maxamed.
#KULAN_LAMAANAHA_QARNIGAURURADA BULSHADA RAYIDKA, XILDHIBAANO KATIRSAN BAARLAMAANKA , WASIIRO KATIRSAN XUKUUMADA IYO MARTI SHARAF KALE OO KA QAYBGALAYA HADAL JEEDIN TOOS AH OO AY BULSHADA KULA HADLAYAAN WIILKII IYO GABADHII LA ISKU DIIDEY #Maxamed_Cabdiraxmaan &#Ruqiyo_Cabdullahi_Maxamed #TOOS_MOGADISHU
Posted by Dalsan TV on Tuesday, September 25, 2018