13 Xikmadood Oo Ku Tusinaya Inaad Shukaansatid Nin Wanaagsan

  1. Ninka wanaagsan kuuma arkayo oo kaliya inaad qurxantahay balse waxa uu ku dareensiinayaa inaad qurux badantahay

 

  1. Ninka wanaagsan ma joojiyo inuu xaaskiisa u muujiyo qiimaha ay ugu fadhiso

 

  1. Ninka wanaagsan ma qiyaano gaabadhiisa, waxa uu ku mashquulsanyahay helitaanka qaabab cusub oo uu xaaskiisa ku jeclaan lahaa.

 

  1. Ninka wanaagsan ma joojinayo inuu ku tuso inuu ku jecelyahay, xittaa marka uu ku helo kadib

 

  1. Ninka wanaagsan xaaskiisa kuma dhibo booska ay ku leedahay noloshiisa, waxa uu siiyaa wax walba oo ay istaahisho iyo kasii badan.

 

  1. Nink awnaaagsan waa kan jacaylkiisa uu daacadda yahay.

 

  1. Ninka wanaagsan waa ninka xaaskiisa ka farxiya

 

  1. Ninka wanaagsan ma daneeyo inuu sariirta kula wadaago waxa uu aad u daneeyaa inuu nolosha kula qeybsado

 

  1. Ninka wanaagsan waxa uu aaminsanyahay in xaaskiisa ay ku filantahay

 

  1. Ninka wanaagsan waa daacad, dhib malahan si walbo oo daacadnimada u xanuunbadantahay

 

  1. Ninka wanaagsan waxa haweeneyda ula dhaqmaa sida uu rabo in loola dhaqmo gabadhiisa

 

  1. Ninka wanaagsan waa kan kuu heelan marka aad xaalad adag ku sugantahay

 

  1. Ninka wanaagsan waa kan sida dhabta ah kuu jecel

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button