Home XIRIIRKA IYO GUURKA 5 Sababood Oo Yaab Leh oo Haweenka Quruxda Badan Ay Kali Ama...

5 Sababood Oo Yaab Leh oo Haweenka Quruxda Badan Ay Kali Ama Doob U Yihiin

0

Waxa ay leedahay qiimo kasta oo ay istaahisho inay nin ku yeelato balse wali waa kali, ama doobad, marka maxaa sababay arrintaan.

Waa kuwaan 5 sabaab oo gabdhaha quruxda badan ay kali uyihiin.

  1. Quruxda waxay nqon kartaa dhibaato

Quruxda waxay noqon kartaa farxad iyo dhibaato, waa farxad sababtoo ah nin kasta waxa uu rabaa haweeney qurxan wayna jecelyihiin ragga, waa inkaar sababtoo ah nin  kasta wuu rabaa naagta qurxan.

  1. Quruxda waxay adkeysaa aaminaadda

Dhibaatada kale ee ay leedahay quruxda ayaa ah inay mid adag ka dhigto in nin uu ku aamino, wayku adagtahay gabarta inay ogaato haddii uu ninka quruxda ku rabo ama haddii uu ku rabo sida ay tahay.

3.Inta badan haweenka quruxda badan way ogyihiin waxa ay rabaan.

Inta badan haweenka qurxan way ogyihiin waxa ay rabaan, mana ku sal dhiganayaan wax ka yar waxa ay rabaan,ma shukaansaneyso nin walba maxaa yeelay waa doobad ama kali balse waxay sugeysaa nin istaahilo ama u qalmo quruxdeeda.

  1. Nin kasta waxa uu aaminsayahay in mar hore looga hormaray

Intabadan ragga waxay aaminsanyihiin in intabadan haweenka qurxan ay leeyihiin saaxiib ama nin kale taasoo sii fogeyneysa, ragga ayaa waxa ay u heystaan inay u sheegeyso been haddii ay aad u qurxantahay haweeneyda haddii ay tiraahdo saaxiib ama nin malihi.

  1. Diyaar ma ahan

Intabadan haweenka quruxda badan waxa ay ogyihiin qiimahooda mana ku deg degaan xiriir, haddii aysan diyaar ahayn, ma galeyso xiriir dhib malahan si walba uu ninka soo jiidasho u leeyahay.

Previous articleLAYAABKA: Nin 45 sano ka hor ka carooday xaas labaad oo aabihii guursaday oo dib ugu soo laabtay qoyskiisa
Next article6 WAYS TO REDUCE WRINKLES AND LOOK FOREVER YOUNG