Home HEESAHA QORAALKA AH Heesta Ceeb kuma ahee ee Fanaanadda Yurub Geenyo oo qoraal ah (Ka...

Heesta Ceeb kuma ahee ee Fanaanadda Yurub Geenyo oo qoraal ah (Ka bogasho wacan)

0

ceeb kuma ahee

waa caadadii

cimri lagu yiqiin

 

inuu ruux cawdoo

kalgacayl cadiban

cidlo kaga tagaa

 

cimilada badalan

caawa kula arkee

halkay caga dhigtaan

caku dhawrayaaye

 

caano iyo nabad

waxaan caafimaad

ku cawaysimaba

 

marku igu cugtee

raga kaa calmaday

i cadaadisee

 

caskii waa baryaba

anoo camalsanoo

kuu calool fayow

 

cadho iyo hadaad

ku culaysi tidhi

hadal caaqub lee

Xuquuqda qoraalka heestan waxaa iskaleh Masuul