14 Waxyaabood oo qiimo leh oo xaaskaaga ay kaa istaahisho inaad u sameysid (Haddii aad jeceshahay u sameey)

Haddii aad xaaskaaga si dhab ah u jeceshahay waxaad u sameyn doontaa mar walba waxyaabahan hoos ku qoran.

 

  1. Ha hilmaamin dhalashadeeda

 

  1. Baahidadeeda kahor mari taada maxaa yeelay taas ayaa ah waxa uu ninka aqyaarka ah sameeyo.

 

  1. Had iyo jeer u sheeg qiimaha jacaylka aaad u qabto inta uu la egyahay

 

  1. Mar walba noqo mid u taagan xilli kasta oo ay kuu baahato

 

  1. Ku caawi shaqooyinka

 

  1. Cunnada u kari

 

  1. Shumi oo la ciyaar adigoo aanan u galmoon

 

  1. Mar kasta cuntada inta ugu dambeysa afka u gali haddii la cunteysid

 

  1. Mar kasta waqti aad kula joogto usameey

 

  1. Damaashaad u wad mar walba

 

  1. Maalmaha dhammaadka todobaadka u kaxeey dalxiis gaar ahaan goobaha ay jeceshahay inay booqato

 

  1. Hadiyad lama filaan ah u keen

 

  1. Farriin u dir

 

  1. Udir farriin ay aad ula riyaaqdo oo qiimo leh

Related Articles

Back to top button