HEESAHA QORAALKA AH

Heesta Cawo Dhalatay ee Fanaanadda Hodan Cabdiraxmaan oo qoraal ah (Ka Bogasho Wacan)

cawo dhalatay weeyoo

curashada bishani waa

laba calaf wadaagoo

 

cajabay barbaartiyo

iska calmaday gayaankoo

caawa aqal galkoodii

cawa iyo ayaankii

 

caro raysle iyo doog

gaaob caleentu qarisoo

ubaxa caynba cayba le

 

kucugaaya dhagankii

caadil idinka yeel

 

caradad kudhalateen

caafimaad kuwada lada

ceelkii hargaysiyo

 

ciidiinan hodanka ah

kucaweeye samahoo

cawa iyo ayaantiin

caana kuwada dhama

 

anoo curadii hooya ah

ogow caawa iyo hees

cadbaan kugu mac suumee

 

camal suubanaan taaduna

waa caqiido dhaxalee

casiisbaan baryaaya inuu

cidhib raagta kaadhigo

Related Articles

Back to top button