Heesta Digasho ee Fanaanka Mursal Muuse oo qoraal ah (Aqriso)

Dhaaxaan ka durkee

Waxan daayaba

Xubigu idurkeey

Yartaan u dirnaa

 

Kashayda dawee


Oo xurmadaa ku dabiib

Deel qaafka badhkii

Naftayda ka daa

Dookuna kaligaa

Dumaar I tilmaam

Dawo ii noqotoo

Ku soo dugsadee

Digashana shana

Ma gaya ee

Naftayda dabiib walaal

2x

Dhaxaan diidee

Waxaan doodaba

Cishqigu I dabaal

Isoo dabaryee

Xogtaan dadayoo

Dadka aanka qarshee

Sowkan ii damciyo

Iisheegay dareen.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button