UGAAR AH DUMARKA: Qaababka Lamaankaaga Loogu Sheego Inuusan Sariirta Kugu….

Waxaa jira haween farabadan oo aanan lagu qancin dhanka sariirta isla markaana aanan ogeyn sida wax looga bedelo.

Waa kuwaan qaababka lamaankaaga loogu sheego inaadan ka helin wixii aad uga baahneyd sariirta,xittaa haddii uusan dareen siin.

  1. Hadii lamaankaaga uusan kugu qancin kulanka sariirta,waxaa muhiim ah inaad usamirtid oo aad dhiiri galisid, marka uu sameeyo waxaad jeceshahay ha ogaado sida uu kuu qanciyay kuna dhiiri gali inuu sameeyo waxyaabaha aad si dhab ah u jeceshahay, ragga waa kuwo dareen leh marka ay noqoto farsamooyinka sariirta niyadda ayaana ka dhimaneysaa hadaad ku dhaleeceysid.
  2. Haddii lamaankaaga aadku dhiirigalisid waxyaabaha wanaagsan ee uu sameeyay balse ay shaqeyn weyso, waa waqtigaa daacad noqon lahayd, kala hadal sida uusan kuugu qancin sariirta, sidaa darteed waxaad u caddeysaa inaadan ku qanacsaneyn qaabka uu wax u wado, marka ay arrinta noqoto baahida sariirta ma ahan wax la qarsan karo haweenka waa wax ay xaq u leeyihiin.
  3. Lamaankaaga haddii uusan isku dayin inuu kaa haqab tiro baahida sariirta ama uusan dadaal ku bixineyn, gaar ahaan haddii aad baahidaada si cad aad usoo bandhigtid wadada ugu wanaagsan waxa ay noqon kartaa in waqtigaas uu yahay waqtigii aad ka fekeri lahayd arrintaas haddii aad la joogtid qofka kugu habboon iyo haddii kale, xaq ayaad u leedahay in sariirta lagugu qanciyo oo aad noqotid qof ka faraxsan dhankaas.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button