3 Talo Oo Kaa Saacidaya In Lamaanahaaga Aad Ku Qancisid Sariirta

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 3 qaabood oo sahlaya in kulanka sariirta uu noqdo mid raaxo leh.

1. Dabcan, waxaad u baahantahay in qolka ama goobta aad dooneysaan inaad ku raaxeysataan aad u shidid shumac, barafuun iyo waxyaabo kale oo caraf badan sidoo kale waa inaad ubaxyo ku xaradhaa qolka si jawiga uu unoqdo mid soo jiidasho leh oo la jeceleysanayo oo aad u macaan.
Lamaanahaaga aad ayuu ujeclaan doonaa taas, marka waxaad qiyaastaa farxad intee la eg ayaad dareemi lahayd mar hadduu qof dartaa dhibkaa dhan u maray si uu kuugu muujiyo inaad ku weyntahay una daneynayo raaxadaada, waligiis kuma illoobayo.

2. Waxaad ugu raaxeysaa si uu ku qanco iyo qaabka uu jecelyahay haddii ay noqon lahayd istaag ama jiif ama noocyada kale, marka aad u sameysid nooca uu raaxada sariirta ugu jecelyahay taasi waxay keeneysaa inuu ku xakameeyo isla markaana si wanaagsan aad u wada raaxeysataan, wuxuu awood u yeelanayaa in shaqada uu uga soo baxo sidii loogu talagalay isla markaana labadiina aad wada qanacdaan.

3. Waxaad u diyaarisaa cabitaano iyo caano ama haddii qaboojiye uu kuu yaalo waqti hore usii diyaar garoow sababtoo ah, haddii ay shaqada billaabato isla markaana uu cabitaan ama wax aanan qaboow ahayn ay Meesha ka dhoweyn waala isku caajisaa waxayna taasi keeneysaa in labada qofood ay kala seexdaan iyagoo aanan qanacsaneyn, balse marka ay waxyaabo qaboow sida cabitaan ama caano Meesha ka dhowyihiin taasi waxay keeneysaa in wareeg walbo daqiiqado la isku nasto kadibna la qaboowsado taasoo suurta galineysaa in si weyn la isku qanciyo.

Related Articles

Back to top button