Dumarka oo 3 waxyaabood ka qariya RAGGA - Aayaha

Dumarka oo 3 waxyaabood ka qariya RAGGA

Waxaa jira 3 waxyaabood oo u qarxsan dumarka, marna aysan u sheegin saaxiibkood ama ninkooda.

Dumarka waa laga yaabaa wax walba in ay ku siiyaan ama xitaa ay kuu fasaxaan jirkood, blasé marna lagama yaabo in ay uu sheegaan 3-da waxyaabood ee u qarxan.

1 hala yaabin dumarka, waayoo dumarka waxey barteen ama ay xooga saaraan in ay xakameeyaan dareenkooda, hadii xitaa uu jiro rabitaan dhanka fal-galka, mana sheegeen arintan.

2 Marna ha filan in saaxiibtaada ay kuu sheegto dareenka ay qabto, ujeedadana maahan in ay abuurto shako ama dhibaatooyin aan macno ku fadhin.

3: Qofka dumarka waxaa laga yaabaa in ay weyso ama aysan helin rabitaan dhanka fal-galka iyadoo u baahan iyadoo caro galeysa jaceylkeeda, taasi oo macnaheedu aheyn in ay naceb tahay balse waa dareen ay qabto markaasi.

Si meesha looga saaro baahiyaahaasi oo idil ragga ayaa laga rabaa in ay la yimaadaan waaya aragnimo, si ay u fahmaan wax waxyaabaha ay qarinayaan lamaanahooda, islamarkaana ay buuxiyaan waxyaabaha looga baahan yahay.

Aayaha Online

 

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button