Maxaa ka murug badan hadii JACEYLKAAGA aad weyso? Maxaad Sameyn Lahayd?

Hadii ruux aad muddo jaceyl la waday balse lagaa guursaday oo aadna aad cidlo dareento maxaa kula gudboon in aad sameyso.

Nolosha wax badan lagu bartaa maadaama, wax waliba ay ku dhacaan mararka qaarkood si lama filaan ah.

Iyadoo uu jiro jaceyl dhab ah ayaa hadana mararka qaarkood waxaa dhacda in qofka aad ku hamineyso in lagaa guursado.

Oba Ogunwusi Adeyeye oo muddo jaceyl qof kale la waday ayaa hada guursaday qofkii uu jeclaa mooyee Gabar kale.

Jaceylkiisa hore markii ay maqashay arintaas waxaa la soo daristay murugo badan.


Waxaa intaasi kadib ay sameysay, feker, waxaana ay ku dhiiratay in ay fariin hambalyo ah u dirto.

Oba Ogunwusi Adeyeye ayaa markii uu arkay fariinta waxuu dareemay in uu sameeyay qalad, balse wax jawaab ah kuma uusan celin, waayoo waxuu hore u sii watay noloshiisa cusub.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button