XIRIIRKA IYO GUURKA

6 Arrimood Oo Nin Kasta Uu Jecelyahay In Gacalisadiisa Ay Yeelato

Dhab ahaantii waxaa jira wax had iyo jeer uu nin kasta rajeynayo ama uu ku fekero dhib malahan inta uu ku jecelyahay.

Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa  6 sifo uu nin kasta rajeynayo inay yeelato gabadha saaxiibtiis ah.

Naag aanan afxumeyn

Nina ma rabo naag u aragta nin aanan waxba galin, dhammaanteen waxaan rabna naag ka fekereysa inaan dad fiican noqon karno aan wax tari karno, dhammaanteen waxaan rajeeyneynaa hablo rag fiican naga dhigo.

Naag afkeeda xumaanta ka dhowrta

Ma heli karnaa naag aanan afxumeyn oo wanagsan? Tani waa waxa uu nin kasta ku duceysto waxan rajeeyneynaa in hablaheena aysan noqon kuwo afxun.

Gabar saaxiib wanaagsan ah

Ma rabno naag kala sooceyso dadkeena balse waxaan ka rabnaa inay saaxiib la noqoto.

Naag xor ah

Inta badan hablaha waxay xiriirka la bilaabaan wiilasha iyadoo ay maskaxdooda ku jirto in la waardiyeynayo, waxaan rabnaa naag dareen ahaan iyo dhaqaale ahaan xor u ah.

Soo jiidasho leh

Waxan rabnaa naag soo jiidasho leh oo mar kasta nasoo jiidaneysa, waxaa looga baahanyahay inay noqoto qof firfircoon kuna wanaagsan ciyaaraha sariirta.

Naag caqli badan

Waxaan rabnaa gabar sidii qof caaqil ah loola tashan karo, tanina waa naagta ku habboon nin kasta  marka waa inay noqoto qof caqli badan oo xikmad badan.

Haddii ay saaxiibtaa leedahay tilmaamahan waxaa tahay nin nasiib badan.

Related Articles

Back to top button