5 Waxyaabood Ha Sameynin Oo Ka Fogoow Cunnada Kadib

1-Ha seexan hadii aad cunto cuntid inta aad hurudid caloosha shaqadeeda wey hoseysaa,yacni si fiican waxba looma bur buriyo.

2-Sigaar ha cabin waayo sigaarka wuxuu qatar ku yahay sambabada

3-Ha qubeysan cunada kadib waayo caloosh waxaa ku jira xidido dhiiga siiya caloosha,dhigii la rabay in la siiyo caloosha wuxuu aadayaa qeybaha kal ee jirka.

4-Hadii aad cuntid cuno culus sida hilibka oo kale, ha cunin qudaarta adag sida tufaaxa IWM, sababtoo ah caloosha ma shiidi karto labo shey oo culus


5-jimicsi dag dag ah ha sameeyn sug ilaa 2 saac si loo shiido cunada caloosha ku jirta.

W/Q: Dr Cadceed

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button