6 Qaabood Oo Looga Farxiyo Xaaskaaga Adigoo Aanan Lacag Siinin (Waa Muhiim Inaad Aqriso)

Iska illoow maah maahyadii hore ee oranayay haweenka lacag ayaa looga farxiyaa.

Inkastoo lacagta ay muhiim u tahay guusha xiriir kasta, wali waa macquul in laba shimbirood ay ay farxad kuwada noolaadaan lacag la’aan.

Sameey tilmaamahan si xaaskaaaga aad uga farxisisd adigoon lacag ku dul Shubin.

1.Daacad noqosho

Malaayiin dollar ma sameyn karaan farxad, haweenka waxay qiimeeyaan ragga daacadda u ah marka wax walbo daacadnimada ayaa ka wanaagsan ee daacad u noqo, haweeney waxaa fogeyn kara nin lugooyo ah.


Ammaan

Dhammaanteen waan jecelnahay ammaanta gaar ahaan haweenka oo ah kuwo u jilicsan ragga amaana, mar kasta xasuusi quruxdeeda oo ha u muuqato aragti cusub oo aysan marnaba dareemin xittaa inkastoo ay hore u qurxooneyd oo ay ogtahay waxay dhaawaceysaa inaan loogu cel celin quruxdeeda oo aan lasii dareensiin taasi farxad ayay u tahay.

3.Cashada u sameey

Inkastoo ragga intooda badan aysan jecleyn cunno karinta, haweenka wey xushmeeyaan ninka leh xirfaddaas marka baro qaabka loo sameeyo cunnooyinka ay jeceshahay, u ogoloow inay sariirta iska sii seexato inta aad ku mashquulsantahay jikada markii ay aragto inaad cunnada u karinee ama alaabta qaar u dhaqee waxay umuujineysaa inaa tahay inan daryeel iyo jacayl leh waana waxa ay u dhimaneyso haweeney walbo inuu ninkeeda lahaado.

  1. Ubax u keen

Beerta aad  ama carwada tag ee usoo qaad qaar kamid ah fiyoorayaasha waxaadna ka dhigtaa kuwo soo jiidasho leh marka u dul saar miiska ay ku shaqeyneyso adigoo raacinaya qoraal yar oo ah sida farriin macaan, tani waxay u nuurineysaa maalintaas waxaadna baaqi ku ahaan doontaa qalbigeeda.

  1. Xushmad

Hadda, markii aan maanta ka hadalno dunida aan joogno way adagtahay in la helo nin xushmeeya haweeney ama xaaskiisa, xushmeey madax banaanideeda, dadnimadeeda, sharafteeda, fikirkeeda, go’aannadeeda iyo wax kasta oo wanaagsan ee ay sameyso, haddii kale wax adhan ay rabto waa lacagtaada sababtoo ma jirto haweeney garab istaageyso nin xushmad daran oo qaab daran.

  1. Wax yar oo u dhigma waxbadan

Haweenka waqti iyo wax kasta ayay u baahanyihiin inaad ka maqnaatid kuma faraxsanaaneyso ama aadan waqti siinin aad ayay u dhibsaneysaa haddii ay xittaa tahay qof dulqaad badan oo Samir badan marka waa waxyaabo yar waaxa dhiba dumarka dhab haddii laga hadlo, warkeeda maqal ,la jog oo wax kasoo qaad dadaalkeeda iyo xushmeynteeda.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button