5 Waxyaabood Oo Nin Kasta Uu Rabo Inuu Boqoradiisa Ka Maqlo Inta Lagu Guda Jiro Kulanka Sariirta

Haddii ay jiraan haddalo aanan la oran Karin xilliga galmada lagu guda jiro, hadaba waxaa jiro hadallo la yiraahdo xilliyadaas, sax?

Haweenka si ay ula jaan qaadaan baahidaada waxa la rabaa ereyo dhab ah inta lagu guda jiro kulanka sariirta, marka waa inaad heshaa heer kalsoonidaada ay kororto inta lagu guda jiro galmada.

Sidaa darteed Maxay tahay waxa aad ku leedahay boqoradaada inta lagu guda jiro waqtiga raaxada?

Halkaan taabo

Ninka ragga ah oo waa inuu aqoon u leeyahay waxa la sameeyo iyo meelha xaaskiisa dareenkeeda laga kiciyo sababtoo ah haweenka dhan isku mid ma ahan isla markaana jirkaaga waxaad yeelan kartaa meelo gaar ah oo jirkaaga xamaasadda laga kiciyo, waa inaad tustaa meelahaas aad ka heleeysid farxadda.


Ha joojin

Hal wax in mar kasta la sameeyo waa lagu daalaa waana la nacaa, qaabab cusub ayaa shaxda lagu soo daraa, marka haddii aad ku raaxeeysaneysid qaab gaar ah isla markaana uu isku dayo inuu ka bedelo qaabkaas, haka xishoon inaad la hadashid.

“Maya, Ha joojin qaabkaas ama ha bedelin”

Haa, wax wanaagsan ayaad sameyneysaa!

Looma baahna inaad iska dhahdid taas, waa inay dhab kaa ahaataa!

Haddii uu wanaagsanyahay isla markaana uu gantaalka ku garaacayo meelaha loo baahanyahay, waxaa loo baahanyahay sis are inaad ula hadashid.

Waad ogtahay howsha qiimaha leh uu sameeyo.

Waan jecleystay markii sidaas iyo sidaas ahayd

Ha hilmaamin inaad siisid dareen dhab ah ood ku qiimeyneysid howsha kadib, maadaama uu yahay seygaaga, waxaad u baaahantahay inaad ogeysiisid waxa uu saxay iyo waxa uu sixi karo waqtiga soo socda.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button