7 Nooc Oo Dumarka Kamid Ah Oo Ragga Aysan Ka Helin (Cilladahaan Ayay Leeyihiin)

0

Haddii aad gabar tahay waxaan kuugula talin lahaa inaad aqrisid warbixintaan maxaa yeelay waxaa macquul ah inaad leedahay qaar kamid ah tilmaamaha halkaan kuxusan.

Hoos ka aqriso noocyada haweenka aysan ragga jecleyn.

  1. Haweeneyda aanan timaheeda daryeelin

Qaar kamid ah Haweenka wey moogyihiin in timahooda ay yihiin sharaftooda iyo quruxdooda, ragga way necebyihiin haweenak aanan timahooda daryeelin waana kuwo aanan soo jiidahso lahayn marka haweeney kasta waa inay ka fekertaa yimaheeda haddii aad doob tahay iyo haddii lagu qabo.

  1. Dumarka labiska xun

Qaar kamid ah haweenka waa kuwo aanan labisan oo aanan dharka dookhooda ka ciyaarin marka mar walba si wanaagsan u labiso oo dhar soo qurxan xiro maxaa yeelay waxa ugu horeeya ee uu ninka kaa eegaayo waa dharkaaga ama indhihiisa koowaad ku dhacaayo marka ma jiro nin rabo naag aanan labisan.

  1. Haweeneyda hoos ka xun

Waad aqriseen taas, nina ma rabo naag timo badan hoos ku leh ama xubinteeda qaaska ah marka iska xiir timaha hoos kaaga yaalo inta aysan sidii cowskii u bixin oo aysan shiir iyo foolxumo keenin, caafimaad ahaan xittaa sidaas ayaa kuu wanaagsan.

  1. Naagta ninba mar ku booda (kan ka carar kan guurso)

Qaar kamid ah dumarka waxay u heystaan inay wanaagsnatahay in ay ninba mar u boodaan oo marba sariir cusub la geeyo, ragga kama helaan dumarka noocaas ah, iska hilmaan waxa uu ninka kuu sheego, waxa uu kuu sheegayaa tirade inta nine ee dhulka kula galay wuxuuna kuu arkayaa qof aysan waxba ku harin oo baaba’ ah, nin kasta waxa uu rabaa haweeney caalamka dalxiis ku geeneysa marka uu sariirta ku qabto “hhhh” balse ma rabyo haweeney shaqo badan laga soo qabsaday.

  1. Haweenka ragga hore uga deg dega

Ragga ma jecla haweenka deg dega badan bal kaalay gabaryahay waan ogahay inaad kali tahay isla markaan ay ku heyso baahi nin oo deg deg ah balse waa inaadan ogolaan in caalamku ku ogaado, qaado waqtigaaga oo mid iska socda ayaa haye kusoo dhihi doonee, ha noqon mid xawaare ku socta maxaa yeelay wuu kaa fogaanaa hadduu arko in deg deg ku soctid.

  1. Haweenka ku fekera in ninka uu wax walbo u sameeyo

Nin ha u guursan inuu wax walbo kuu sameeyo ama ha isdhihin shaqo ayuu heystaa kan iyo kaas ayuu kuu sameynaa, timaha hagaajiso adigoo aanan waxba weydiin marka uu ninka ogaado in abaayada ay wax sameysan karto iyadoo aanan ogeysiin, aad ayuu u xushmeynaa weyna soo jiidanee, gabdhayahoow ha isqiima tirinina.

  1. Haweenka aflagaadada iyo caayda badan

Haweenka qaar badan oo kamid ah waa kuwo afxumada ay ka badatay isla markaana qof walba aflagaadeeya marka ma jiro nin raba naag afxumo ay ka badatay oo dhaqankeeda uu xunyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here