6 Waxyaabood Oo Kugu Keenaya Dhimasho Deg Deg Ah (Ka Fogoow)

0

Sida lagu sheegay cilmi baaris lagu daabacay wargeyska journal PLOS Medicine, qofka leh dammaan lixdaan caado ee xun u shan mar u qofka caadiga ah uga halis badanyahay geeri marka la eego qofka nadiifka ah.
Baarayaasha Jaamacadda Sydney ee dalka Australia ayaa sheegay in caadooyinka aanan caafimaadka lahayn ay ka dambeeyaan sadex meelood meel dhimashada.
Lixda waxyaabood ee dilaaga ah ee si deg deg ah qabriga kuugu diraya ayaa ah kuwaan hoos ku xusan.

1. Isticmaalka Khamriga

2. Cunno xummada

3. Caajiska/waxqabad la’aanta

4. Sigaar cabista

5. Inaad maalintii fadhiso muddo kabadan 7 saacadood

6. Hurdada kabadan 9 saacadood
Cilmi baarayaasha ayaa sidoo kale helay in dhammaan waxyaabahan la isku daray ay u badantahay in dhimasho deg deg ah ay kuu keenaan
1. Fadhiga badan iyo huradada tirade badan

2. Qaadashada khamriga iyo sigaarka
Sida laga soo xigtay baarayaasha, aaditaanka goobaha jirdhiska habeenkii inaysan kahor tageyn dhaawaca uu kuu geysto fadhiga tirade badan iyo inaad maalintii oo dhan aad xafiis fadhiso.
Cilmi baarayaasha ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda uu caafimaadka uu leeyahay nolosha.
Inkabadan 230,0000 oo ruux oo da’ ahaan jira 45 sano ayaa ka qeyb qaatay cilmi baaristaan oo soctay 6 sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here