Xikmado Jacayl Oo Aad Kusoo Jiidan Karto Gabadha Aad Jeceshahay

  1. Waxaan jeclahay dhoola cadeyntaada, codkaaga, jirkaaga, qosolkaaga, indhahaaga balse gabi dhammaan adiga Ayaan ku jeclahay.
  2. Ma sheegay maanta sida aan u nasiib badanahay inaan ku jeclaado ?.
  3. Wax walbo oo aad tahay Ayaan kugu jeclahay, waxaad ahayd iyo waxaad noqon doontid, waqtigaan la joogo, waqtiyadii lasoo dhaafay iyo mustaqbalka… adiga Ayaan kuu joogaa.
  4. Waxaan jeclahay gacmahaaga marka ay I qabtaan, waxan jeclahay faruuryahaaga marka ay ishumiyaan, waan jeclahay marka aadan erey dhihin, walina waxaan dareemaa jacaylkaaga.
  5. Ka fekerkaaga wuu isoo jeediyaa, ku riyoontaada waanku hurdaa, la joogaaga wuu inooleeyaa
  6. Waan yaabaa marka aan adiga ku eego, ma ahan kaliya muuqaalkaaga balse xaqiiqda ah in wax kasta oo aan rabay inay ihorjoogaan iyagoo saxan.
  7. Inaan maalin walba kasoo tooso dhinacaaga, waa riyooyinkeeyga oo dhammeystirmay,wax walba iyo si walbo Ayaan kugu jeclahay.
  8. Ogaanshaha inaan helay qofkii nolosha aan la wadaagayay waxay ka dhigtaa nolosheyda mid dhammeystiran.
  9. Qoraxdu waxay iftiintaa maalintii, dayaxana wuxuu iftiimaa habeenkii balse waxaad iftiimisay nolosheeyda.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button