15 Faa’ido Oo Aad Ka Heleyso 30 daqiiqo oo maalintii Aad Lugeyso

30 Daqiiqo hadaad maalintii lugeyso waxaad ka heleysaa 15-kaan faa’ido oo ah kuwo waaweyn oo aad kuu anfacaya caafimaad ahaan.

1= waxay yareeyaan qatarta wadna xanuunka.

2= culeyska jirkaada ayaa isku dheeli tirmaya.

3= waxaa kaa yaraanaya wel-welka


4= waxaa hormaraya dareemahaaga.

5= wareega dhiiga ayey caawinayaan.

6= buurnaanta ayey ka hortag u tahay.


7= walbahaarka ayey yareeyaan

8= waxay kordhiyaan shaqada sanbabka.

9= vitimiin D badan ayaad ka heleysaa.

10= khatarta kansarka ayey hoos u dhigaan

11= hurdo Tayo leh ayaad seexanaysaa.

12= Tayada nolashaada ayey hormarinayaan.

13= khatarta sonkoroowga ayaahoos u dhacaysa

14= difaaca jirka ayey dhiiri galiyaan.

15= waxay adkeeyaan murqaha iyo lafaha.

W/Q: Dr Amen

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button