10 Waxyaabood Oo La Yiraahdo Ninkaaga Oo Qalbigiisa Dhalaalinaya, Kana Dhigaya Seey & Aabe Sharaf Leh

Marka nin loo qiro wanaagiisa isla markaana lagu xushmeeyo wuxuu noqdaa mid aad u faraxsan six ad dhaaf ah waxayna ku dhiiri gelin doonaa inuu sameeyo waxyaabo wanaagsan oo uu xaaskiisa unoqdo mid aad u wanaagsan.
Waa kuwaan waxyaabaha qaar aad ku oran karto seygaaga ee ka dhigi doona Seey iyo Aabe Sharaf leh.
1. “Waxaa tahay nin aad uwanaagsan aniga ahaan.”

2. “Inaan haa dhaho nin layaab leh oo adiga camal ah waa go’aankii ugu wanaagsanaa ee aan qaato nolosheyda.”

3. “Aniga iyo caruurta si buuxda kaama mahad naqi karno farxadda aad siisay nolosheena.”

4. “Waxaa tahay aabe wanaagsan oo cajiib ah oo lagu daydo.”

5. “Adigaan kula joogayaa intaan qof kale raaci lahaa.”


6. “Si qof kale uusan iiga farxin ayaad iiga farxisay.”

7. “Maalmahaaga ugu wanaagsan iyo kuwa kuugu xun, jacaylkaan kuu qabo wuxuu ahaan doonaa mid jira oo baaqi ah.”

8. “Had iyo jeer dhinacaaga Ayaan joogi doona.”

9. “Waa qadariyaa wax kasta oo aad iisameeysay.”

10. “Ma heli lahayn nin ka wanaagsan caruurteyda aabohood.”

Qalbiga ninka wuxuu noqon doonaa mid dhalaala marka uu farriin noocaan ah ka helo xaaskiisa. Ragga waa jecelyihiin in la qadariyo, loo qiro dadaalkooda laguna xushmeeyo — Eereyadaan waa kuwo muujinaya qiimaha uu agtaada ka leeyahay.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button