4 Waxyaabood Oo Ninka U Sameeyo Haweeneyda Uu Jecelyahay Kaliya

Haddii aad heysato nin kuu sameeya waxyaabahan hoos ku xusan, waxaad heysataa nin si dhab ah kuu jecel.


Waa kuwaan 4 waxyaabood oo ragga ay u sameeyaan haweenka ay jecelyihiin.

  1. Wuxuu diyaar uyahay tanaasul

Nin si dhab ah u jecel haweeney wuxuu diyaar uyahay inuu maskaxdiisa u bedelo haweeneyda uu jecelyahay darteed. Dhib malahan si walba uu u, madax adagyahay, wuxuu ogolyahay tanaasul haddii haweeneyda uu jecelyahay ay ka dalbato.

  1. Taladeeda micno ayay ugu fadhisaa

Marka nin uu jecelyahay haweeney, taladeeda micno ayay ugu fadhisaa. Dabeecad ahaan ragga waxay jecelyihiin inay wax walba ay u sameeyaan qaabka ay u rabaan iyagoo mar dhif ah talo ka qaata dadka kale balse ninka jacaylka dhabta ah uu haayo wuxuu la shadaa haweeneyda uu jecelyahay isagoo dhageysta fikirkeeda.


  1. Waa kuu dagaalamaa

Haddii uu ninkaaga ku jecelyahay waxa uu diyaar uyahay inuu ku difaaco, waana ninkaas kan ku jecel. Nin aanan kuu dagaalamaun jacayl kuuma qabo.

  1. Wax kasta ayuu u sameeyaa

Ninka sida dhabta ah kuu jecel wax kasta oo kaa farxiya ayuu sameynayaa. Jacaylka dhabta ah waa nafta oo la isku huro, ninka sida daacadda ah kuu jecelna nafta ayuu kuu huraa.

Haddii aad heysato ninka waxyaabahan kuu sameeya , waa kan ay naftaada u baahantahay.


Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button