UGAAR AH RAGGA: 6 Qaabood Oo Lagu Kasbado Qalbiga Haweeney (Waxyaabahan Usameey) - Aayaha

UGAAR AH RAGGA: 6 Qaabood Oo Lagu Kasbado Qalbiga Haweeney (Waxyaabahan Usameey)

Qalbiga haweeneyda lagama sameynin dhagax, nin kasta ayaa dhalaalin kara isla markaana yeelan kara qalbigeeda haddii uu yaqaan sida saxda ah ee loola dhaqmo.

  1. Ilaali ereyadaada

Ragga badankood waxay sameeyaan ballan aysan kasoo bixi Karin haweenkana ma jecla taas. Haweenka waxay jecelyihiin ragga ballanta kasoo baxa marka hadaad tahay nin ilaaliya ereyada uu ku hadlo waxaad yeelan doontaa qalbigeeda.

  1. Waaku faraxsanyahay la kulanka qoyskaaga & Saaxiibadaa

Ninka diida la kulanka qoyskaaga iyo saaxiibadaa waxaa lagu tilmaamaa mid aanan daacad ahayn.

Qalbigeeda adigaa yeelan doona haddii aad ku faraxdo la kulanka qoyskeeda iyo saaxiibadeed.


  1. Hubi inay hesho guri

Haweenka waa jecelyihiin ragga ka taxadara bad qabkooda. Haddii aad rabto inaad qalbigeeda yeelato iska hubi inaad guri u diyaariso haasaawaha kadib.

  1. Qadari

Sida ay ragga xushmad uga dalbadaan haweenka, haweenka ayaa sidoo kale xushmad uga dalbada ragooda.

Haweenka waa jecelyihiin ragga qiimeeya fikirkooda isla markaana ku qadariya waxa ay miiska soo saarto. Haddii aad haweeney qadariso waxaa hubaal ah inaad qalbigeeda yeelan doontid.

  1. Jaakadaada sii markay qaboow dareento

Ninka diyaarka u ah inuu jaakaddiisa siiyo gabadhiisa marka ay qaboow dareento waa kan yeelan doona qalbiga haweeney kasta. Ficilkaan waa kalgacayl haweenkana waa qiimeeyaan.

  1. Gacan sii/Kursiga u dhig, waxyaabaha culusna ka qaad

Ragga badankood ficillada noocaas ah waxay u arkaan daciifnimo ama liidasho waana arrin murugo leh. Ninka qalbiga wanaagsan oo kaliya ayaa noqon kara aqyaar. Waxaad yeelan doontaa qalbigeeda haddii albaabka u furto, kursiga u dhigto isla markaana aad ka qaado waxyaabaha cul culus.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button