Faa’idooyin Waaweyn Oo Vitamin A Uleeyahay Jirka (Wax Ka Ogoow)

Waxuu ka dhigayaa jirka mid dhalaalaya ilmo yar cml, timaha ayuu qurxiyaa, caafimaadka cidiyaha ayuu ilaaliyaa, nuurka indhaha ayuu kordhiyaa sidoo kale waxa uu Vitamin A adkeeyaa lafaha.


CUNOOYINKA AAD KA HELI KARTO VITAMIN A

Kaarootada, liin macaanta,ukunta, caanaha, Timirta, beerka iyo cunooyinka kale ee kaaga muuqda sawirka hoose.

Joogtee maalintii intaas mid kamid ah in aad cunto si aad u hesho faaiidooyinkaas.


VITAMIN A waa muhiim faa’idooyin waaweyn ayuu uleeyahay caafimaadka qofka bini’aadamka ah.

Waxaa Qoray: Dr Mohamed Amen

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button