Home CAAFIMAADKA Haddii Aad Caafimaadkaaga Jeceshahay, Talooyinkaan Qaado

Haddii Aad Caafimaadkaaga Jeceshahay, Talooyinkaan Qaado

0

1-Ma daryeeelaysaa #Maskaxdaada seexo 8 Saac habeenkii

2-Ma daryeelaysaa #Calooshada ka fagoow cunooyinka qaboow.

3-Ma daryeelaysaa #Beerkaada ha cunin cunooyinka subagga ku badan yahay.

4-Ma daryeelaysaa #Xiidmahada ka fagoow cunooyinka sida hamburger,baradhada lagu shiilay saliida ku badalo qudaar.

5-Ma daryeelaysaa #Kiliyahaada cab maalintii biyo badan.

6-Ma daryeelaysaa #Kiliyahaada ha cabbin BIYO badan habeenkii.

7-Ma daryeelaysaa #Kiliyahaada inta aadan seexan kaadi oo seexo kaadi haysta oo maran.

8-Ma daryeelaysaa #Sambabada ha cabbin sigaar,
sigaarku wuxuu kenaa kancerka sambabada.

9-Ma daryeelaysaa #Wadnahaada ha isticmaalin cusbo badan oo iska ilaali cunooyinka cusbada ku badan tahay.

W/Q.Dr.cadceed

Previous article16 Waxyaabood Oo Ay Tahay In Haweeney kasta Ay Si Joogta Ah Ugu Dhahdo Ninkeeda
Next articleWax Ka Ogoow Faa’idooyinka Caafimaad Uu Leeyahay Diinsiga & Cuduro Lama Filaan Ah Oo Lagu Daaweeyo