Cuntooyinka u fiican Jilba xanuunka, Dhammaan Kalagoysyada iyo Kuwa u xun - Aayaha

Cuntooyinka u fiican Jilba xanuunka, Dhammaan Kalagoysyada iyo Kuwa u xun

1 DIGIRTA

Digirta ayaa kaa caawin kara hoos u dhigista heerkaaga C-reactive-ka protien(CRP – calaamadda caabuq). ayaa sidoo kalena ku siinaya borotiin si aad muruqyadaada ku hareereysid agagaarka kalagoysyada u xoojiyaan.

2= BROCCOLI

barakooni waxaa ka buuxa fitamiin sida A, C, iyo K, oo kaa ilaalinaya waxyeelada caabuqa Waxay sidoo kale waxaa ku jira kalsiyum kaas oo xoojinaya lafaha.


3= LIIN MACAANTA

Liinta Oranjida ah ayaa ah leh ilo badan oo fitamiin C ah, taas oo horseedaysa nidaam difaaca oo xooggan kaas oo gacan ka geysan kara in uu iska difaaco cudurrada infakshanka sida RA.

4= KALUUNKA

Malayga waxaa ku jira maadada omega-3s oo aad ugu fiican cudurada kalagoysyada ku dhaca kana yeesha mid soo raysta

CUNOOYINKAN AYAA KAAGA SII DARAYA HADAAD BADSATO

1= sonkorta
2= cusbada
3= Hilibka gaduudan
Hilibka gaduudan waa hilibka geela ariga lo’da

W/Q: Dr Amen

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button