Toban Cunto Iyo Faa'idooyinka Ay Jirka U Leeyihiin - Aayaha

Toban Cunto Iyo Faa’idooyinka Ay Jirka U Leeyihiin

YAANYADA

In aad badsato cunista yaanyada ayaa kaa caawinaysa caafimadka wadnahaaga.

AFAKAADHADA

cunista Afakaadhada ayaa caafimaad u ah makaanka ama ilmo galeenka haweenka.

LIIN MACAANTA

cunista liin macaanta ayaa hormarisa hormarka iyo caafimaadka naasaha haweenka.

CANABKA

Ayaa caafimaad wanaagsan u ah cunistiisa kelyaha iyo sanbabada.

BATAATIGA MACAAN

Bataatiga ayaa qayb weyn ka qaata shaqada ganaca

DIGIRTA WAAWEYN

Cunista digirta waaweyn ayaa ah mid caawisa shaqada xubinta muhiimka ah ee kelida

TOONTA

toonta ayaa si weyn uga qayb qaadata habdhisa cunta mareenka iyo caloosha

KAAROOTADA

Kaarootada waa cuntada ugu muhiimsan ee soo celisa nuurka indhaha.

DHAGAYARAHA

Dhagayaraha ayaa ah geed dhireedka ugu wanaagsan ee ka qayb qaata caafimaadka ilkaha iyo ciridka.

TIMIRTA

Timirta ayaa u fiican dhiiga iyada oo soo celisa macdanta jirka qayb wayna ka qaadata nuurka indhaha.

W/Q: Dr Amen

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button