10 Farriimood Oo Qurux Badan Oo Loo Diro Jaceylkaaga Kaa Fog

Qofna ma qorsheeyo inuu yeesho xiriir ka fog, balse way dhacdaa taas.

Uxiisitaanka qofka aad jeceshahay waa waxa ugu adag ee uu keeno xiriirka fog.

Farriimahan quruxda badan waxay si dhab ah u farxad galinayaan wajiga lamaankaaga ama lamaantaada kaa fog.

1. Inkastoo eynan isla joogin oo ay noo dhaxeyso masaafo dheer oo kumanaan mile ah, sidii hore si kabadan ayan kuu jeclahay

2. Haddii aanan kaa fekerin, dabadeed waankugu riyoodaa, hal sheey oo lahubo ayaa ah inaad mar kasto qalbigeyga ku jirtid.

3. Ka maqnaanshaha qofaad jeceshahay ma fududa, balse inaad u xiisto ayaa layaab leh. waankuu xiisay.

4. Inkastoo aad iga fogtahay, waxaad hadda ku jirtaa qalbigeyga.

5. Qeyb adiga kaa mida ayaa jirkeyga kudhex kortay inkasto inta badan eynan wada joogin laakiin marwaliba qalbigeyga ayad dhex jiiftaa.

6. Fogaanta waa tijaabada lagu arko sida jacaylka uu u safri karo. jacaylka aan kuu qabo wuxuu u safri karaa fogaanta ugu dheer ee dhulka.

7. Waxaa tahay qof isagoo iga fog misana idareensiiya wanaag, aad ayaan kuu jeclahay jacaylkeygiyeey.

8. Waxaad marwalba ku jirtaa qalbigeyga. Xitaa markaan isku dayo inaan wax kale ka fekero, waxaan u maleynayaa adiga.

9. Adiga way fududahay in lagula joogo sidoo kale aad ayay u adagtahay in lagaa maqnaado oo la’aanta la noolaado.

10. Fogaanta waxay iiga dhigantahay mid yar, markaad igu weyntahay.

Related Articles

Back to top button