Si fudud iskaga daaweey Hargabka adigoo jooga gurigaaga - Aayaha

Si fudud iskaga daaweey Hargabka adigoo jooga gurigaaga

Waxaan idiin soo gudbineynaa qaabab fudud oo aad iskaga daaweyn karto hargabka adigoo jooga gurigaaga.

Hoos ka aqriso.

Galaas biyo ah oo aan qaboobeen
Sadex xabo oo toon tuman ah
Qaado cusbo tumam ah iyo
Hal qaado ah oo malab ah

Kadib isku qas oo cab

Intani ayaa daawo rasmi ah u ah hargabka madax xanuunka iyo duufka iswata ah oo aad kaga raysan karto dhamaantood,

Hal mar oo subaxa hore ah ayaad cabi kartaa maalintiiba,

Biyo fara badan oo caadi ahna cab maalintaas oo dhan insha allah hargabka si fudud ayaad uga adkaan doontaa

Digniin “Looma ogala in ay cabaan dadka qaba dhiigkarka iyo sonkoroowga”

Waxaa Qoray Dr Amen

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button