6 Calaamadood oo ay leedahay gabadha Wanaagsan ee nin walba uu ku riyoodo inuu guursado - Aayaha

6 Calaamadood oo ay leedahay gabadha Wanaagsan ee nin walba uu ku riyoodo inuu guursado

Marka ay noqoto xulshada xaas, quruxda waa inaysan noqon waxa aad ku xulaneysid.

Waa kuwaan 6 sifo oo lagu garto naagta ku haboon

1. Waa daacad

Haddii aysan daacad ahayn kuguma haboona mana kuu qalanto,kaslooni ayaa muhiim ah haddii aad rabtid guur raaga waxaad aamini kartaa qof daacad ah.

2. Waxay taageertaa riyooyinkaaga

Xaaska kugu haboon waa inay taageertaa kuguna dhiiri galisaa riyooyinkaaga inaad ka guul gaartid, haddii ay leedahay tayadaan, waa tan kugu haboon.

3. Ma ahn mid maseyr badan

Maseyrka wuxuu bur burn karaa guurka, haweeneyda kugu haboon waa mid kugu aamin qabta, mana ahan mid maseyr badan.

4. Waxay kaa dhigtaa qof wanaagsan

Xaaska kugu haboon waa gabdha kugu dhiira galisa inaad qof wanaagsan noqotid, haddii aysan kugu dhiiri galin taas kuguma haboona.

5. Waa mid ku qiimeysa

Dhib malahan sida aad u jeceshahay haweeney, haddii aanan lagu qiimeyn guurkaaga cilad ayaa ku jirta

No matter how much you love a woman, if your values don’t align, your marriage would have issues. The right woman for you would share the same values with you.

, haweeneyda wanaagsan waxay kuu qiimeyneysa sida aad u qiimeysid ka faran.

6. Waa qof hammi leh

Haweeneyda kugu habboon waa mid hami iyo riyooyin leh, xaaska wanaagsan waa in Ayasan ninkeeda kaliya ku taageerin guusha balse inay iyadana lahaato riyooyin sidoo kale.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button