HEESAHA QORAALKA AH

Heesta Beerkeyga Adaa Dagee ee Fanaanadda Khadra Silimo Oo Qoraal Ah

Qalbiguu waa barashadaa
Qofuu u buseelayoo
Bu’daa indhahaa ku jecel
Bidhaanta ineey arkaan

Ha baqan biligaygiyoow
Burdaan kugu dayrayoo
Beerkayga adaa degeee

Dhaayahaan kuu basaasayoo
Boggiyo laabtaa ku tabaa
Naftana boholyoow jacayl
Xusuuus igu beerayee

Ha baqan biligaygiyoow
Burdaan kugu dayrayoo
Beerkayga adaa degeee

Dhaayahaan kuu basaasayoo
Boggiyo laabtaa ku tabaa
Naftana boholyoow jacayl
Xusuuus igu beerayee

Ha baqan biligaygiyoow
Burdaan kugu dayrayoo
Beerkayga adaa degeee

Source: Masuul

Related Articles

Back to top button