3 Siyaabood oo loola dhaqmo marka Lamaanahaaga dabeecadiisu isbadasho

Dad badan ayaa dhisa xiriir iyagoo filaya inay xiriirkaas ka helaan farxad. Waqti yar kadib ee guurka waxaa soo baxda dabeecadda dhabta ah ee lamaanahaaga.

Hoos ka aqriso qaababka aad ula dhaqmeyso dabeecadda cusub ee lamaankaaga uu la soo baxo.

1. Noqo mid u fur furan 

Furfurnaanta waxay kaalin weyn ka ciyaartaa xalinta dhibaatooyinka xiriirka. Markaadan ku faraxsaneyn lamaanahaaga dabeecadiisa/dabeecadeeda cusub waxaa wanaagsan inaad ku wargeliso.

Ha ogaado waxaad necebtahay. Taas ayaa wacyi gelin u noqon doonta lamaanahaaga. Waxay sidoo kale sahleysaa inay ka dhigtoonaato inaysan ku dhaawicin.


2. Noqo qof lala qabsan karo

Waxaa jira qaar kamid ah dabeecadaha oo qofka uusan waligiis iska bedeli karin. Haddii lamaanahaaga ay leedahay dabeecadaha noocaas ah waa inaadan kicin ama aadan ka careysiin marka iyadoo ay taasi jirto u noqo taageere isaga ama iyada sidaa darteed si fudud ayaad iskula qabsan kartaan oo aad u wadaagi kartaan nolol jacayl iyo farxad leh.

3. Ka welwelid

Marka ay lamaanahaaga uu arko inaad wax badan ka welweleyso, way isbedeli doontaa. Taas ayaana xoojineysaa xiriirka u dhexeeya labada lamaane.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button