4 Waxyaabood oo nin kasta uu rajeeyo inay lahaato Gacalisadiisa

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa 6 waxyaabood uu nin kasta rajeeyo in saaxiibtiis ay yeelato, waxaana layaab ah haddii jirto gabar isku wada darsatay dhammaan calaamadahan.

  1. Haweeney dhiirigelin leh

Ma jiro nin raba haweeney u aragta midaan waxba galin; Ragga oo idil waxay doonayaan haweeney aaminsan inay noqon karaan rag wanaagsan oo wax tar leh.

Ragga oo idil waxay rajeyaan ineey helaan gabar noocaas ah oo ka dhigta rag wanaagsan.

  1. Haweeney aan qeylo badneyn

Mala heli karaa haweeney aanan qeylo u saaxiib ahayn? Tani waa ducada uu nin kasta ku duceysto, waxan rajeyneynaa in haweenkeena aysan noqon kuwa qeylo badan.

  1. Haweeney Saaxiib ah

Lama rabo gabar kala geysa seygeeda iyo dadkiisa balse waxaa la rabaa mid dadkiisa la noqoto saaxiib.


Ma awoodaan gabdhaha inay intaas u sameeyaan raggooda?

  1. Soo jiidasho

Ragga waxay jecelyihiin haweenka soo jiidashada leh si ay waqti walba u jantaan. Waxay doonayaan haweeneyda inay noqoto mid firfircoon oo galmo ahaana soo jiidasho leh.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button