Heesta Ehelcaashaq ee Fanaanka Axmed Zaki oo qoraal ah (Ka bogasho wacan)

Arag deeqa iyo isha buuxiyaay

Eegmada indhaha ashqaraariyay


 

Edeb nuursaneey

Eray maan galiyo

Ubad awliyaadeey

Uur daacdiyo ehel caashaqeey

 

Samo ururiyaay

Iinsaan kaydiiyaay

Oon tira hankayga

Ilin baajiyaay

Ax inaan idha ogol diida eey

Naf abaalsaneey weey abaalsaneey

 

Hig dhe hig dhe hilowle

Ugub quruxliyo asal muunad laay

Inan dhaqan liyo uunka deeqdayeey

 

Oogta waabaraay

Ilays kaaha iyo iftiin ii baxaay

Ulashada naftiyo axdi dhawra eey

Xuquuqda qoraalka heesta waxaa iskaleh Masuul.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button