10 Sabab Oo Qalad Ah Oo Dadka Ay U Guursadaan

Dadka badankood, guurka waa mid kamid ah guusha ugu weyn ee noloshooda mana sugi karaan maalintaas qiimaha leh ee qof walba kuweyn.

Waa arrin wanaagsan inaad ugu dambeyn ka baxdo iskaabulanimada, balse ma ogtahay inay jiraan sababo qaldan oo loo guursado? Markaad sabab qalad ah u guursato, fursadaha ah in guurkaagu shaqeeyo xaqiiqdii waa kuwo aad u yar.


Hoos ka aqriso 10 sabab oo qalad ah oo dadka ay u guursadaan.

1. Ha u guursan galmo ama raaxo darted.

2. Ha u guursan da’ ayaa tahay darted ama qof weyn oo da’ ku siyaaday ayaa noqotay.

3. Ha u guursan waa weynaatay ama qof weyn ayaa noqotay.

4. Ha u guursan kalinimada kaga bax guurka.

5. Ha u guursan sabab ah inaad u baahantahay qof dhaqaale kugu taageera.

6. Ha u guursan sabab qaldan oo uur aad ku qaaday ama laguu uureeyay.

7. Ha uguursan sabab ah inaadan dooneyn qofkaas aad weyso.

8. Ha u guursan sabab ah cadaadis kaaga yimid qoyska.

9. Ha u guursan sabab ah inaad jeceshahay fekerka guurka isla markaana aadka maseertay dad kale oo guursaday.

10. Ha u guursan saaxiibadaa oo idil ayaa guursaday.

Hubi inaadan u guursato sabab qalad ah, haddii ay dhacdo taas guurkaas wuxuu noqonayaa mid jira maalmo kooban, sababtoo ah kuma imaan jacayl iyo rabitaan mustaqbal.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button