XIKMADOXIRIIRKA IYO GUURKA

Farriimo Jacayl Aan Caadi Ahayn Oo Loogu Talagalay Seygaaga/Ninkaaga

Maalintaan ku guursaday ayaa ahayd maalintii ugu horeysay ee aan fahmo waxa ay farxaddu tahay.

Waxaad ibartay micnaha dhabta ah ee jacaylka.

Waanku faraxsanahay inaad seey ii noqoto gacaliye.

Mararka qaar, waanku eegaa waxana layaabaa waxaan sameeyay si aan xaas ugu noqdo seey cajiib ah oo adiga cml ah, waanku jeclahay.

Waxaan ahay qofka adduunka ugu farxadda badan markaad guriga ila joogto gacaliye.

Sida deg dega ee aan kaaga aqbalay guurka waan ogaa inaadan idayaceyn gacaliye.

Waankugu duceystay xabiibi ilaahna wuu ii aqbalay.

Qofka ugu muhiimsan nolosheysa waa adiga xaaji.

Markaad tagto qalbigeyga adiguu ku raacaa macaane.

Nolosha had iyo jeer ma sahlana balse aad ayay u sahlantahay markaad dhinaceyga joogtid.

Marnaba ma suurtageli doonto inaaad ka baxdo qalbigeyga.

Waadku mahadsantahay inaad igu jeclaatay cilladaheyga.

Waxaa tahay ninka ugu sharafta badan dunida.

Ilaahay ayaa ibarakeeyay markii uu nolosha iigu kaa daray adiga, gacaliye.

Waxaad isiisay hadiyadda ugu wanaagsan adduunka markaad iga dhigatay xaas iyo hooyada caruurtaada.

Related Articles

Back to top button