XIRIIRKA IYO GUURKA

2 Waxyaabood Oo Gabadhu Aysan Marnaba Sameyn Doonin, Haddii Si Dhab Ah Kuu Jeceshahay

Marka gabar ay si dhab ah kuu jeceshahay, uma baahnid inaad noqoto seynisyahan si aad u ogaato inay ku jeceshahay.

Waxaad ka rki doontaa waxay dhahdo iyo waxay sameyso.

Waa kuwaan laba waxyaabood oo gabadha aysan sameyn doonin haddii ay si dhab ah kuu jeceshahay.

  1. Ixtiraam la’aan

Haddii gabar ay ku jeceshahay, ixtiraamku wuxuu noqon doonaa mid ka mid ah mawduucyada ugu muhiimsan ee xiriirka.

Waxay kugula dhaqmi doontaa ixtiraam iyadoo kuu arkeysa lamaane muhiim ah.

Inaad tahay qof ixtiraam leh si kastaba kama dhigno inay kugu raacdo ama yeesho wax kasta oo aad sameyso ama aad dhahdo.

Fadlan kula dhaqan ixtiraam taas bedelkeedana si lamid ah taas ayay kugula dhaqmi doontaa.

Si kasta  oo gabadha ay u tahay qof ixtiraam leh kula dhaqmi karto mana ahaan karto xaaskaaga, haddii aad adiga tahay ixtiraam laawe, sidaa darteed waxaa lagaa doonayaa inaad noqoto lamaane ixtiraam leh, si guurkiina u noqdo mid miro dhala oo aad nolosha ugu guuleysataan lamaane ahaan.

  1. Inay ku iscticmaasho

Gabar si dhab  ah kuu jecel marnaba kuma isticmaali doonto. Haddii ay wax uun kaaga baahantahay, waxay xaqiijin doontaa inaysan ku dhiig miiran.

Gabadha noocaas ah waxay had iyo jeer isku dayi doontaa inay ku fahamto isla markaana ay hubiso inaad faraxsantahay.

Gabadha ku jecel iskuma dayi doonto inay ku galiso marxalado waali ah, waxay ilaalin doontaa farxaddaada.

Related Articles

Back to top button