XIKMADO

Farriimo Raalli Gelin Ah Oo Loo Diro Gabadha Aad Jeceshahay Marka Ay Kaa Carooto

Waxan kuu ballan qaadayaa inaan noqon doono qof wanaagsan hadda laga bilaabo isla markaana aanan ku dhaawici doonin mar kale. Waanka xumahay.

Waanka xumahay inaan six un kuula dhaqmay. Waad ogtahay inta aan ku jeclahay. Mar kale iisoo laabo.

Waan ogahay inaan abuuray dodo aanan loo baahneyn oo ina dhex maray. Waxan kuu ballan qaadayaa inaan mar kale sameyn doonin. Waanka xumahay.

Waxan kuu ballan qaadayaa inaan dadaal badan geli doono xiriirkeena oo aan dhib walbo umari doono guushiisa. Waanka xumahay ila joog. Waanku jeclahay.

Waxaan kuu ballan qaadayaa inaan dib u sixi doono qaladaadkii aan sameeyay. Fadlan I cadi. Waanka xumahay.

Ujeedo igama ahayn dhammaan ereyadii qaldanaa aan sheegay goor hore. Waanka xumahay inaan u dhaqmay si caruurnimo ah. Fadlan I cafi. Waanka xumahay

Iweydii inaan sameeyo wax kasta oo aad rajeyneysid. Wax kasta waankuu sameyn doonaa balse aqbal raalli gelinteyda. Waanka xumahay.

Dagaallada yar yar ee ina dhex mara waxay adkeeyaan jacaylkeena. Fadlan I cafi inaan u dhaqmay six un. Waanku jeclahay.

Waad ogtahay in aanan heleyn qof leh indhahaaga qurxoon oo kale. fadlan ila joog. Waanka xumahay quruxeey.

I aamin, qurux ayaad noqotaa marka sankaaga uu caro darteed iskugu bedelo gaduud. Waanka xumahay qaali.

Dunida ayaad iiga qiimo badantahay, fadlan isii fursad dheeraad ah oo aan kugu caddeeyo jacaylkeyga. Waanka xumahay. Waanku jeclahay.

Jacaylka aankuu qabo dartiis, waxaan la dagaalami karaa adduunka oo idil. Fadlan qalad ha ii fahmin. Waanka xumahay.

Dhoolla cadeyntaada ayaa qalbigeyga farxad gelisa. Fadlan ii ogolow inaan sabab u noqdo dhollacadeyntaada. Waanka xumahay, mar kale ma sameyn doono.

Marnaba kuma fekerin inaan si ulakac ah kuu dhaawaco, wax kasta oo qalad ah aan sameeyay. Fadlan I cadi, waanku jeclahay.

Haddii aan sanado badan kali ahaa, ma heli karo qof daacad ah adigoo kale. fadlan hana kala fogeyn aniga iyo adiga. Waanku jeclahay.

Related Articles

Back to top button