Afar Calaamadood Oo Aad Ku Ogaaneyso Haddii Ninka Uu Yahay Mid U Qalma Inaad Guursato

Gabdhaha oo idil waa kuwo la yaaban haddii ay tahay inay guursadaan ninka ay shukaansanayaan.

Shabakadda Aayaha, waxay idiin heysaa 4 calaamadood oo aad ku ogaan karto in ninka xiriirka kaala dhexeeyo aad dhahdo “Haa”.

  1. Wuxuu la kulmaa baahiyahaaga dhanka sariirta

Mar kasta cajiib kuma ahaan karo sariirta sariirta balse haddii intabadan uu kugu qanciyo kadib waa ninkaad waqtiga noloshaada la qaadan lahayd.

  1. Waqtigaad la qaadato waa mid xiiso leh

Haddii aad ku raaxeysato waqtigaad la qaadato waa calaamad kale. wuukaa qosliyaa waqti kasta markaas ma ahayn jacaylkaaga kaliya ee waa saaxiib wanaagsan.

  1. Wuu ku gacan siiyaa

Haddii uu kuu ogolaado inaad ka guul gaarto hammigaaga, waa inaad guursataa. Haddii uu kugu taageero riyooyinkaaga isla markaana uu kaa caawiyo guushaada kadib waa calaamad kale oo muujineysa inuu yahay shaqsi wanaagsan oo mudan guur.

  1. Wuuku dhageystaa, wuuna ku maqlaa

Lamaanahaaga waa mid ku dhageysta isla markaana daneeya oo xasuusta waxaad u sheegto sababtoo ah waaku jecelyahay.

Hadiyadda ugu wanaagsan ee aad qof siin karto ayaa ah inaad dhageysato, haddii ninkaaga uu ku dhageysato isla markaana daneeyo waxaad u sheegto, ogoow waa calaamad kale oo muujineysa inuu yahay aqyaar u qalma inaad guursato.

Related Articles

Back to top button