XIRIIRKA IYO GUURKA

3 Astaamood Oo Lagu Garto Marka Ninkaagu Jecelyahay Haweeney Kale (Lambarka Koowaad Waa Caddeyn Buuxdo)

Marka dadka ay xiriir ku jiraan, caadiyan waa waqti muhiim ah oo lamaanaha laga doonayo inay ilaaliyaan nuurka jacaylka.

Muhiimadda heysashada nolosha jacaylka leh ayaa waxay tahay inaadan u ogolaan faragelin dibadda ah si mid kamid ah labada lamaane aanan looga dhigin mid ka baxa xiriirka.

Mara ay noqoto ragga, waxaa si fudud u soo jiita haweenka banaanka marka haweenka xilligaas ay leeyihiin ay noqdaan kuwo aanan rabin xiriirka.

Hoos waxaad ka aqrisan kartaa, astaamo ay haweeney kasta ku ogaaneyso marka ninkeeda uu jecelyahay haweeney kale.

  1. Wuxuu kuugu yeeraa magaceeda

Marka nin uu jecelyahay gabar kale, suurtagalnimada inuu kuugu magaca haweeneydaas ayaa ah mid aad u sareysa.

Haddii tan ay dhacdo marar badan, kadib ogoow in ninkaagu jecelyahay haweeney kale.

  1. Isbedel maskaxeed oo ku saabsan caruurta

Kadib markaad la gasho heshiis ah inaad caruur dhashaan kadib ayuu si deg deg ah ku go’aansadaa inaadan caruur dhalin taasoo tilmaan cad.

Isbedelka ah inaadan caruur u dhalin ayaa noqon karta inuusan rabin inaad caruur u dhasho maadaama uu heysto qof kale oo laga yaabo inuu doonayo inay caruur u dhasho.

  1. Sheeko walba iyadoo kusoo daraa

Haddii ninkaagu leeyahay haweeney kale taasoo uu mar kasta uu kusoo hadal qaado hadal ama sheeko walba, ogoow inuu jecelyahay.

Related Articles

Back to top button