3 Qalad Oo Ay Tahay In Ninka Uusan Ku Sameyn Guurka

Ka seey ahaan, ma noqon kartid qofaan qalad sameyn balse waxaa jiraan qaladaad aad iska ilaalin kartid inaad sameyso si uga dhoolla cadeysiisid xaaskaaga.

Guurku culeyskiisa ayuu wataa, waadna ku guul dareysan kartaa inaad aragto halka aad ku qaldantahay.

Iska ilaali saddexdaan qalad sidaa darted waadka dhoolla cadeysiin kartaa xaaskaaga.

  1. Si wanaagsan ulama xiriirtid iyada

Xaaskaaga si daran ayay u canbaneysaa markaadan xiriir wanaagsan la sameyn ama aadan la yeelan. Xaqiiqdii guurkaaga waxaad qarka u saartay burbur markaadan arkin muhiimadda ay leedahay inaadan xiriir dhow la yeelan xaaskaaga isla markaana aadan dhageysan.

  1. Ahmiyad ma siisid

Ahmiyadda muhiim ayay u tahay xaaskaaga sida ay adiga muhiim kuugu tahay. Ragga badankood way hilmaamaan inay haweenkooda la wadaagaan wax kasta oo ay sameeyaan.

Ahmiyad siinta xaaskaaga waxay ka dhigantahay adigoo ahmiyad siisay guurkaaga. Iska ilaali qaladkaan.

  1. Baabi’inta kalsoonida intaad dhisi lahayd

Ragga way dhibtoodaan markay noqoto dhismaha kalsooni ay la yeeshaan xaasaskooda. Waxay noqon kartaa arrin adag inaad xaaskaaga ka dhigto mid kugu kalsoon.

Waxaad fahmeysaa in xaaskaaga ay tahay qof wanaagsan markay kugu kalsoontahay isla markaana ay xuntahay markii aysan ku aaminsaneyn.

Sidaa darted isla ilaali burburinta kalsoonida intaad dhisi lahayd.

Related Articles

Back to top button