10 Waxyaabood Oo Macaan Oo Gabar Kasta Ay Jeclaan Lahayd Inay Ka Maqasho Saaxiibkeed

Markay noqoto xiriirka, luuqadda ayaa wax kasta ah. Si lamid ah sida oraahyada qaldan ay jacaylka meesha uga saari karaan ayay oraahyada wanaagsan u furi karaan qalbiga gabadha.

Haddii aad dhib ku qabtay helitaanka ereyada saxda ah si aad ugu dhahdo gabadha riyadaada ah, bal oraayadan cajiibka ah ku dheh.


Aayaha.net, ayaa kuu keentay 10 waxyaabood macaan oo gabar kasta oo nin saaxiib la ah ay jeclaan lahayd inay maqasho.

1. Si kal iyo lab ah Ayaan kuu jeclahay gacaliso.

2. Aad baad u qurux badantahay waana ka xishoodaa inaan sawir kula galo.

3. Waxaa tahay sheeyga kaliya ee aan ka mahadcelinayo inaan nolosha ku helay.

4. Jacayl daran ayaan kuu qaadaa mar kasta oo adigoo taleefanka igala hadlayo aad I dhahdo waanku jeclahay.

5. Ma sugi karo inaan inta ka hartay nolosheyda aan adiga kula joogo.

6. Murugadaa I deysa markaad aan arko dhoollacadeyntaada quruxda badan.

7. Iin ama cillad ma lihid sidaa tahay waana jeclahay.

8. Waxaad iga dhigtay nin wanaagsan waana ku faraxsanahay inaan kula kulmay.

9. mar kasta waad ogtahay sida la iiga farxiyo.

10. Nolosheeyda way dhammeystirantahay sababtoo ah adigaa dhinacayga jooga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button