3 Siyaabood Oo Sare Loogu Qaado Kulanka Raaxada Ee Guurka

Si aad dib ugu soo nooleyso kulanka raaxada isla markaana aad dib ugu hesho foomka dareenka cas ee kulul ee adiga iyo lammaanahaada aad mar hore lahaydeen, waa kuwaan 3 talo oo laguugu talo galay.

  1. Ka hadal

Ka hadlidda kulanka sariirta waa muhiim sababtoo ah waxaad lamaanahaaga kala hadli kartaa inuu sameeyo noocyada aanan ka dhicin sariirta jiifka.

Si jilicsan ugala hadal lamaanahaaga ama farriin ahaan ugu dir adigoo ku ballansanaya inuu wax u sameeyo sidaad u rabto.

Inaad si cad ugu sheegto qaabka aad wax u rabto ayaa ah mid waxtar badan yeelan doonto isla markaana keeni doonta inaad si caiib ah ugu raaxeysato qaabka aad rabto.

  1. Kulanka sariirta ee subixii

Noqo qof si joogto ah u jecelaada kulanka sariirta ee subixii. Waxtar badan ayuu xambaarsanyahay kulanka sariirta ee subixii.

Sida ay shaacisay daraasad la sameeyay sanadkii 2010-kii, galidda kulanka sariirta subixii ayaa kaa dhigi kara qof dulqaad badan leh maalintii oo dhan.

Sidaa darteed maxaa kuu diidaya inaad jeclaato kulanka subixii?

  1. Meel kasta laakiin qolka jiifka

Ku gal kulanka raaxada meelo aanan ahayn qolka jiifka mar kasta oo aad u baahato ama aad rabto raaxo.

Inaad kulanka sariirta mar kasta aad ku gasho sariirta waxay xadidaa waayo aragnimada.

Goobta bedel, ku gal kulanka raaxada suuliga qubeyska, qolka fadhiga iyo qolka qadadada.

Related Articles

Back to top button