TALO: Ninkeeyga Oo Afar Sano Kadib Guurkeena Iisheegay Inuu Kamid Ahaa Burcad Dishay Walidiinteyda - Aayaha

TALO: Ninkeeyga Oo Afar Sano Kadib Guurkeena Iisheegay Inuu Kamid Ahaa Burcad Dishay Walidiinteyda

Waxaan dhiganayay dusiga sare fasalka foam 2 markii koox burcad ah oo hubeysan ay soo galeen gurigeena ayna dileen waalidiinteyda.

Walaashey oo iyadana dhiganeysay fasalka 8-aad iyo aniga waan dhibtoonay kahor intii aanan dhammeyn iskuulka.

3 sano kadib waxaan guursaday nin oo aan u dhalay 2 caruur ah oo kala (wiil iyo gabar).

Kadib 4 sano oo aan isqabnay, ninkeyga ayaa iiwacay oo igu yiri sir Ayaan kuu sheegayaa balse iga ballan qaad inaad icafin doonto.

Waxaan u ballan qaaday inaan cafin doono haddii uu sirtaas iisheego aniga.

Wuxuu iisheegay inuu kamid ahaa koox Burcad ah oo dilay waalidiinteyda wuxuuna isagu ahaa ninka ninka toogtay waalidiinteyda,.

Fadlan waxaan u baahanahay taladiina sida aan ka yeelaayo arrintaas iyo waxaan sameynayo, sababtoo ah si dhab ah Ayaan u walaacsanahay hadda.

Fadlan Ila wadaaga taladiina.

Taladaan waxaa nala wadaagtay qof dumar oo u baahan in lala taliyo.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button