XIRIIRKA IYO GUURKA

Hadii uu saddexdaaan waxyaabood ku sameeyo telefoonkiisa ogow inuu yahay nin qiyaano badan

Ragga qiyaanooleyaasha ah waa kuwo isticmaala xeelado farabadan si aanan loo qaban ama loo fahmin.

Qabashada qiyaanoole waxay noqon kartaa mid kamid ah howlaha ugu adage e xiriirka.

Ninka sida dhabta ah kuu jecel marnaba kuguma qiyaanayo haween kale.

Haddii uu taleefankiisa ku sameeyo waxyaabahan, ma tihid qofta kaliya ee uu heysto.

  1. Taleefankiisa ayuu qariyaa

Qiyaanooleyaasha marnaba lamanayaashooda uma ogolaadaan inay dhex galaan ama isticmaalaan taleefanadooda.  Wuxuu hubi doonaa in taleefanka uu qariyo intii uu awoodo.

Ragga qiyaanooleyaasha waxay mar walba dareema inaad waqti uun qabaneyso. Sidaa darteed wuxuu xaqiijinayaa inaad helintaleefankiisa.

  1. Wuxuu tiraa taleefanada uu waco iyo kuwa soo Waco

Qiyaanoolaha marnaba kama leexdo taleefanada soo Waco. Waxay qarinayaan dhammaan taleefanada soo Waco iyo kuwa ay wacaan si uu uqariyo warbixinada aad u isticmaali karto dabagal.

Way adagtahay inaad qabato nin mar kasta tirtiraya wada sheekeysiga uu haweenka la sameeyo.

  1. Nambaro aanan la aqoon ayaa soo waca

Lamaankaaga/lamaantaada miyay soo wacaan dad aanan la garaneyn?

Hagaag, miyuu shirkad u shaqeeyaa ama uu yahay ganacsade? Haddii uusan intaas ahayn waxay u badantahay in haween kale uu kugu qiyaanayo.

Taxadar markaad nin nocaan ah la kulanto oo xaqiiqso in mar uun uu kaa tegayo.

Related Articles

Back to top button