14 Eray Oo Gabar Walbo Oo Aad Ku Dhahdo Qalbigeeda Dhalaalinaya (Hadda Adeegso)

1. Waankuu xiisaa marka aanan kula joogin…. Marka aanan kula joogin adiga Ayaan kaa fekeraa… marka aan kaa fekero waxan doonayaa inaan kula joogo… marka aan kula joogana waxay la micna tahay dhammaan riyooyinkeeyga inay rumoobeen.
2. Waxaan arkay inaad wanaagsantahay waana ku jeclaaday, kadib waxaan arkay inaadan aad u wanaagsaneyn waana kusii jeclaaday.
3. Waxaan jacayl kuu qaaday marar badan … mar kastana adigaan ku jeclahay.
4. Nolol aad adiga ka maqantahay waa sida qalin jabay oo kale waana micno la’aan.
5. Kahor inta aanan kula kulmin marnaba ma ogeyn waxay ay ahayd oo kale inaan iskaga dhoola cadeeyo micno la’aan.
6. Waxaad mudantahay dunida oo dhan balse kuma siin karo waxa aanku sii karo ayaa ah dunida wanaagsan ee dhankeyga ah.
7. Mararka qaar adiga Ayaan kaa fekeraa marka aad iga maqantahay nafteydana waan la qoslaa balse dadka waxay imoodaan inaan waalanahay.
8. Dhageysiga codkaaga gabagabada maalinta wuxuu ka dhigaa nolosheyda mid qiimo leh oo mudan inay noolaato iyadoo ay jiraan culeysyo.
9. Farxad Ayaan dareemaa marka aan ku ag joogo.
10. Waanku jeclahay kugumana jecli waxaa tahay kaliya balse qofka aan ahay marka aan kula joogo.
11. Waxaan isku dayay inaan noolaado la’aantaa balse waan shalaayay.
12. Boqolaal qalbi xittaa ma qaadin karaan jacaylka aan kuu qabo.
13. Jacayl xad dhaaf Ayaan mar kale iyo mar walba oo aan ku arko kuu qaadaa.
14. Had iyo jeer waxaa tahay jawaabta marka uu qof iweeydiiyo waxa aan ka fekero.
Gabar walba oo lagu dhaho ereyadaan qalbigeeda ayay dhalaalinayaan, haddii aadan dareensiin inay qiimo leedahay, yaa kale oo dareensiin karo?