XIRIIRKA IYO GUURKA

Haweenka Oo Jecel In Sidaan Loo Sameeyo Kulanka Sariirta Kadib

Kulanka sariirta waa kulan khaas u ah rag iyo haweenba. Haweenka waxay jecelyihiin in waxyaabahaan ay u sameeyaan raggooda ciyaarta sariirta kadib.

  1. Jacaylka ayay kordhisaa kadib kulan adag oo sariirta ka dhacay

Haweeney kasta waxay dooneysaa in kalgacayl la dareensiiyo xittaa kadib saacado adag oo ciyaarta sariirta ah, waxay dooneysaa inay ogaato inuu ninkeeda uu qiimeeyay, waxay dooneysaa inay dareento inay kugu weyntahay, koolkoolinta kulanka sariirta kadib wuxuu soo saaraa dareenka haweeneyda.

Calaamadaha Lagu Garto In Ninka Uu Noqon Doono Mid Ku Fiican Kulanka Sariirta

  1. Kool koolinta waxay wadada u sii xaartaa kulanka labaad ee sariirta

Rag badan ma oga, haweenka waxay u baahan karaan kulan labaad wax yar kadib, haweenka waa kuwo raaxo jecel, haweeney kasta waxa ay jeceshahay inay nasato isla markaana uu dareenkeeda soo kabsado kahor inta aysan galin kulan kale oo sariirta ah, sidaa darteed inaad u muujisid dareen adigoo taataabanaya isla markaana kool koolinaya oo dhunkana waxay xoojineysaa rabitaankeeda.

  1. Haweenka oo jecel inay hadlaan xilliga raaxada iyo kool koolinta

Koolkoolinta kadib kulanka sariirta waa qaabka ay haweeneyda ku tiraahdo aan wada hadalno, waqtiga galmada haweenka waxa uu u yahay waqti qaas ah, taasoo micnaheeda yahay sheeko hore iyo mid kulanka kadib ah, waxaa layaab leh in haweenka ay u nugul yihiin waali oo xadka ka baxaan marka si wanaagsan loo qanciyo ama loogu galmoodo, taasoo ka dhigan in sheekada ay isku dhamaatay, raaxo badan iyo baashaal badan.

Related Articles

Back to top button